Author: Xasan

1 430 431 432 433 434 509 5184 / 6107 POSTS
Puntland oo ka hor tagaysa jariifka sharci darada ah (dhegayso)

Puntland oo ka hor tagaysa jariifka sharci darada ah (dhegayso)

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay in mudadii uu xilka h [...]
Abwaan Sangub oo Jigjiga lagu Aasay

Abwaan Sangub oo Jigjiga lagu Aasay

Magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise “Sa [...]
Qaar kamid ah culumada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay  gudashada acmaasha Xajka  (dhegayso)

Qaar kamid ah culumada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay gudashada acmaasha Xajka (dhegayso)

Qoraal bartiisa Facebook uu soo dhigay Sheikh Cali Wajiis oo ah gudoomiyaha gudiga loo xilsaaray arrimaha Xajka ayaa waxaa uu sheegay in walaac badan [...]
Warka Duhurnimo iyo  Hodan Sulub Diini (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Hodan Sulub Diini (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Hodan Sulub Diini Hoos ka dhegayso. [...]
Soomaaliya iyo marxaladaha adag ee siyaasadda dibadda ee ay wajahayso (dhegayso)

Soomaaliya iyo marxaladaha adag ee siyaasadda dibadda ee ay wajahayso (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxa uu si durugsan uga [...]
Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)

Shirka golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayey maanta madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa looga hadlay Xaala [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedin [...]
Dowladda oo digniin u dirtay shaqsiyaadka liddiga ku ah qaddiyadaha masiiriga ah ee dalka (akhriso)

Dowladda oo digniin u dirtay shaqsiyaadka liddiga ku ah qaddiyadaha masiiriga ah ee dalka (akhriso)

War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa digniin loogu diray dadka ka shaqeynaya ficilada dhaawaca ku ah [...]
Wacaal Darey ah: Bosaaso oo lagu qabtay lix xubnood oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish

Wacaal Darey ah: Bosaaso oo lagu qabtay lix xubnood oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish

Ciidamada difaacada dowladda Puntland ee PSFta ayaa howlgalo xiriir ah oo ay ka sameeyeen magaalada Bosaaso waxa ay sheegeen in ay ku soo qab qabteen [...]
Ciidamada PSFta Puntland oo fashilay qarax lagu aasay suuqa Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada PSFta Puntland oo fashilay qarax lagu aasay suuqa Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada PSFta Puntland ayaa magaalada Bosaaso waxa ay caawa ku fashileen qarax miino oo lagu aasay baratamaha suuqa Bosaaso. Hadaba sidee ayay ci [...]
Madaxweyne Deni oo maamul ku-meelgaar ah u magacaabay degmada Burtinle( Akhriso)

Madaxweyne Deni oo maamul ku-meelgaar ah u magacaabay degmada Burtinle( Akhriso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-27 ee Juun, 19, 2019, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
1 430 431 432 433 434 509 5184 / 6107 POSTS