Author: Xasan

1 429 430 431 432 433 509 5172 / 6107 POSTS
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Sooyaalka  xuska 26ka Jun ( dhegayso)

Sooyaalka xuska 26ka Jun ( dhegayso)

26 Juun 1960kii maanta oo kale waa maalinta Xornimada Somaliland ay ka qaadatay gumeeystihii Ingiriiska ee ka talin jirey gobolada waqooyi ee Soomaal [...]
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Galmudug iyo RW Kheyre oo ku wajahan Cadaado

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Galmudug iyo RW Kheyre oo ku wajahan Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ku hoyday magaalada Dhuusamareeb ayaa ku wajahan magaalada Cadaado oo ha [...]
Shacabka Sanaag oo soodhaweeyay bayaankii laga soo saaray shirkii Baran una heellan dowladnimo (dhegayso)

Shacabka Sanaag oo soodhaweeyay bayaankii laga soo saaray shirkii Baran una heellan dowladnimo (dhegayso)

Cabdirisaaq Shire Xeyle Guddoomiyaha Guddiga magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag ayaa waraysi gaar ah oo uu siyay maanta Radio Daljir waxa uu kaga had [...]
Degmada Buursaalax  oo laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar (dhegayso)

Degmada Buursaalax oo laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar (dhegayso)

Degmada Buursaala ee gobolka Mudug waxaa laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar taas oo ku timid si isku tashi ah, wa [...]
Waa sidee xaalada dadkii ku gurya beelay fatahaadii Badda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Waa sidee xaalada dadkii ku gurya beelay fatahaadii Badda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Waxaa aad looga soo dayrinayaa xalaada qoysaskii ku gurya beelaha fatahaadii badda ee deegaanka Caluula ee goblka Garda Fuu,iyadoo ay dadku horay u co [...]
Muxuu salka ku hayaa safarka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya  ee Dhuusamareeb? ( Akhriso)

Muxuu salka ku hayaa safarka Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee Dhuusamareeb? ( Akhriso)

iyadoo xiisada udhexaysa dowladda iyo mamaulka Galmudug ay cirka isku shareertay ayaa magaalada Dhuusamareeb haatan ku sugan Wasiirka Arimaha Gudaha i [...]
Wacaal Darey ah: Ciidamada Kumaan dooska Soomaaliya oo la wareegay deegaano badan oo ka tirsan Shabeelaha Hoose

Wacaal Darey ah: Ciidamada Kumaan dooska Soomaaliya oo la wareegay deegaano badan oo ka tirsan Shabeelaha Hoose

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saakay argaggixisada Alshabaab kala wareegay deegaanno hor leh oo hoostaga magaalada Marka ee xarunta [...]
Uganda oo ciidamo hor leh u soo diraysa Soomaaliya (Sawiro)

Uganda oo ciidamo hor leh u soo diraysa Soomaaliya (Sawiro)

Dowladda Uganda ayaa Soomaaliya u soo diraysa ciidamo gaaraya 160 Askari dabayaaqadda bisha soo socota ee July sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada [...]
Mareykanka oo dib uga laabtay weerar uu qorsheeyay in uu ku qaado Iiraan (dhegayso)

Mareykanka oo dib uga laabtay weerar uu qorsheeyay in uu ku qaado Iiraan (dhegayso)

Xiisada udhaxaysa wadamada IIraan iyo mareykanka ayaa cirka isku shareertay waxaana la baajiyay weerar uu mareykanku qorsheeyay in uu ku qaado saldhig [...]
1 429 430 431 432 433 509 5172 / 6107 POSTS