Author: Xasan

1 428 429 430 431 432 509 5160 / 6107 POSTS
Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaam ku yaala Bosaaso (dhegayso)

Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaam ku yaala Bosaaso (dhegayso)

iyadoo lagu guda jiro bilihii xagaaga ee ugu kulula magaalada Bosaaso ayaa waxa uu dab xoogan uu ka kacay maanta mid kamid ah kaamamka barakacayaasha [...]
Maxkamada oo markale dib u dhigtay kiiskii Caasho Ilyaas Aadan (dhegayso)

Maxkamada oo markale dib u dhigtay kiiskii Caasho Ilyaas Aadan (dhegayso)

Maxkamada racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta markale ufariisatay dacwada kiiska Caasho Ilyaas oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo [...]
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
War murtiyeed laga soo saaray kulankii Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo  Madaxweyne Xaaf ee Cadaado (akhriso)

War murtiyeed laga soo saaray kulankii Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Xaaf ee Cadaado (akhriso)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle X [...]
Wacaal Darey ah: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Caabudwaaq lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Wacaal Darey ah: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Caabudwaaq lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd lagu soo dhaweeyay magaal [...]
R/wasaare Kheyre oo oo  goor dhaw la filayo in uu tago Caabudwaaq (Sawiro)

R/wasaare Kheyre oo oo goor dhaw la filayo in uu tago Caabudwaaq (Sawiro)

R/wsaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa lagu wada gaar dhaw in ay tagaan degmada Caabudwaaq o [...]
MAANHADAL: 26ka Juun & Xorriyadda Soomaaliya (dhegayso)

MAANHADAL: 26ka Juun & Xorriyadda Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda [...]
Warka Duhurnimo iyo Cabdiraxmaan Xudayfi (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Cabdiraxmaan Xudayfi (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdiraxmaan Xudayfi Hoos ka dhegayso. [...]
Khilaafka labada Aqal ee Soomaaliya muxuu salka ku hayaa? ( Faalo)

Khilaafka labada Aqal ee Soomaaliya muxuu salka ku hayaa? ( Faalo)

Sida ku cad cutubka lixaad qodobka 55aad ee dastuurka ku meel gaarka ah ee dalka Soomaaliya, goleyaasha sharci-dejinta dowladda waa labo gole: Golaha [...]
Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Garoowe (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Jaamac C/raxmaan oo ku sugan Daljir Garoo [...]
Dabaylo xoogan oo ku dhuftay deegaanka Tooxin ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Dabaylo xoogan oo ku dhuftay deegaanka Tooxin ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Deegaanka Tooxin oo ka tirsan degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu waxaa ku dhufatay dabay aad u xoogan oo saqabkii kala kacday guryihii ku yaalay de [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamed Cabdi Maxamed (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
1 428 429 430 431 432 509 5160 / 6107 POSTS