Maxkamada oo markale dib u dhigtay kiiskii Caasho Ilyaas Aadan (dhegayso)

Maxkamada oo markale dib u dhigtay kiiskii Caasho Ilyaas Aadan (dhegayso)

Maxkamada racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta markale ufariisatay dacwada kiiska Caasho Ilyaas oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo .

Kiiskan ayay maxkamadu waxa ay go,aamisay in maalinta beri ah lagu dhawaaqi doono xukunka kama dambaysta ah.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com