Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaam ku yaala Bosaaso (dhegayso)

Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaam ku yaala Bosaaso (dhegayso)

iyadoo lagu guda jiro bilihii xagaaga ee ugu kulula magaalada Bosaaso ayaa waxa uu dab xoogan uu ka kacay maanta mid kamid ah kaamamka barakacayaasha ee magaalada Bosaaso.

lama oga ilaa iyo haatan sababta ka dambaysay dabkan, balse bishan oo kale magaalada waxaa ka dhaca dabaylaha xagaaga oo sababa intabadan dabaku in uu ka kaco kaamaka ay ku noolyihiin dadka danyarta ah.

Dabkan ayaa waxa uu gaystay khasaare hantiyeed, waxaana inta badan bas beelay guryihii ay daganaayeen dadka barakacaykaasha ah ee ka samaysnaa kartoomo iyo Baco, kuwaas oo aan uadkaysan karin Roobka, Qoraxda, iyo Dabaysha.

Gudoomiyaha kaamka Tawakal Riji Cumar Cilmi ayaa radio Daljir uga warantay khasaarihii ka dhashay dabkan.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com