MAANHADAL: 26ka Juun & Xorriyadda Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa Soomaaliya ma waxay qaadatay 1960kii xorriyad mise waxay gashay gumaysi dadban, haddiise xoriyad ay qaadatay ma uga faa’iidaysatay sidii ugu haboonayd?

Waxaa ka qaybgalaya oo barnaamijka marti ku ah Prof. Xasan Sheekh iyo Dr Saadiq Eenow.

wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa soo jeedinaya.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com