Wacaal Darey ah: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Caabudwaaq lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Wacaal Darey ah: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Caabudwaaq lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd lagu soo dhaweeyay magaalada Caabudwaaq.

wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa qayb ka ahaa madaxweyne kuxigeenka Galmudug, xubno ka tirsan maamaulka iyo saraakiisha ciidamada.
Shacabka ayaa madaxweynaha ka codsaday in dowladdu ay Caabudwaaq u aqoonsato degmo.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com