Dabaylo xoogan oo ku dhuftay deegaanka Tooxin ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Dabaylo xoogan oo ku dhuftay deegaanka Tooxin ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Deegaanka Tooxin oo ka tirsan degmada Bareeda ee gobolka Garda Fuu waxaa ku dhufatay dabay aad u xoogan oo saqabkii kala kacday guryihii ku yaalay deegaanka iyo Warshadii kaluunka.

majirto cid wax ku noqotay dabayshan ku dhutatay deegaanka, marka laga reebo khasaaraha hantiyiid oo ay gaysatay.

Cumar Maxamuud Axmed oo ah maamulaha Warsahada kaluunka ee deegaanka Tooxin ayaa radio Daljir u sheegay in dabayshan oo kale aysan horay u arag.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com