Author: Xasan

1 427 428 429 430 431 509 5148 / 6107 POSTS
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-99 [...]
Howlgalo amni oo Bosaaso ka socda

Howlgalo amni oo Bosaaso ka socda

Magaalada Bosaaso waxaa ka socda howlgalo amniga lagu xaqiijinayo kadib markii habeen ka hor gudaha magaalada lagu dilay laba askari oo ka tirsan ci [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Xiliga la daah furi doono  Dhul-daaqsimeedka degmooyinka Ufayn iyo Iskushuban  oo la sahaaciyay( dhegayso)

Xiliga la daah furi doono Dhul-daaqsimeedka degmooyinka Ufayn iyo Iskushuban oo la sahaaciyay( dhegayso)

Maamuka gobolka Bari ayaa sheegay maanta xiliga la daah furidoono xirmooyinka Dhul-daaqsimeedka gobolka Bari,iyadoo mudo kabadan Bil laga mamnuucay i [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Safiirka dalka  Hindiya Ambassador Rahul Chabbra oo Garoowe soo gaaray

Safiirka dalka Hindiya Ambassador Rahul Chabbra oo Garoowe soo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka dalka [...]
Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweyne Deni oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka [...]
Ciidanka PSFta Puntland oo burburiyey saldhigyo  ay Al-shabaab ku lahaayeen buuraha Calmadow.

Ciidanka PSFta Puntland oo burburiyey saldhigyo ay Al-shabaab ku lahaayeen buuraha Calmadow.

Ciidanka ammaanka Puntland ee PSF ayaa shaaca ka qaaday inay burburiyeen fariisimo malayshiyaadka Alshabaab ku lahaayeen buuraleeyda Calmadaw, kadib h [...]
Xogahaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq “Been Abuurkii lagu hayay magaca NUSOJ aduunyada oo dhan ayaa maqli wayday” (dhegayso)

Xogahaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq “Been Abuurkii lagu hayay magaca NUSOJ aduunyada oo dhan ayaa maqli wayday” (dhegayso)

Xogahayaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Nusoj Cumar Faaruuq ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxa uu ka hadlay shaqsiyaad uu shee [...]
Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland oo Burtinle gaaray (dhegayso)

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland oo Burtinle gaaray (dhegayso)

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland ayaa maanta gaaray degmada Burtinle oo ka tirsan gobolka Nugaal. xubnahan ayaa u kuur galayay baahiyaha [...]
1 427 428 429 430 431 509 5148 / 6107 POSTS