Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland oo Burtinle gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland oo Burtinle gaaray (dhegayso)

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland ayaa maanta gaaray degmada Burtinle oo ka tirsan gobolka Nugaal. xubnahan ayaa u kuur galayay baahiyaha

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
Madaxweyne Xaaf oo Wasiirada Cusub Horgeynaya Barlamaanka
GARACAD, DEKEDDA GARACAD & RIYADII RUMOOWDAY | SAFARKII 2aad

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland ayaa maanta gaaray degmada Burtinle oo ka tirsan gobolka Nugaal.

xubnahan ayaa u kuur galayay baahiyaha aasaasiga ee degmada iyo hanaanka loo soo xulayo xubnaha cusub ee golaha deegaanka ka mid noqonaya, kadib markii dhawaan ay iscasileen golihii hore ee deegaanka.

Xildhibaanada ayaa maanta kulamo laqaatay maamulka kumeel gaarka ah ee degmada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: