Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland ayaa maanta gaaray degmada Burtinle oo ka tirsan gobolka Nugaal.
xubnahan ayaa u kuur galayay baahiyaha aasaasiga ee degmada iyo hanaanka loo soo xulayo xubnaha cusub ee golaha deegaanka ka mid noqonaya, kadib markii dhawaan ay iscasileen golihii hore ee deegaanka.
Xildhibaanada ayaa maanta kulamo laqaatay maamulka kumeel gaarka ah ee degmada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Dhegayso.
Dhigaal Duug ah
Xogahaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq “Been Abuurkii lagu hayay magaca NUSOJ aduunyada oo dhan ayaa maqli wayday” (dhegayso) »
Xogahaya Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Cumar Faaruuq “Been Abuurkii lagu hayay magaca NUSOJ aduunyada oo dhan ayaa maqli wayday” (dhegayso) »