Howlgalo amni oo Bosaaso ka socda

Howlgalo amni oo Bosaaso ka socda

Magaalada Bosaaso waxaa ka socda howlgalo amniga lagu xaqiijinayo kadib markii habeen ka hor gudaha magaalada lagu dilay laba askari oo ka tirsan ciidamada Booliska gobolka Bari.

saraakiisha ciidamada ma aysan sheegin ilaa iyo haatan cid loo soo qabtay dilka askartaasi.

Hadaba arimahaas iyo qu qulka tahriibta ee Bosaaso waxaan ka waraysanay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari Xuseen Cali Maxamed, wariye Xasan Heyka ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com