Xiliga la daah furi doono Dhul-daaqsimeedka degmooyinka Ufayn iyo Iskushuban oo la sahaaciyay( dhegayso)

Xiliga la daah furi doono  Dhul-daaqsimeedka degmooyinka Ufayn iyo Iskushuban  oo la sahaaciyay( dhegayso)

Maamuka gobolka Bari ayaa sheegay maanta xiliga la daah furidoono xirmooyinka Dhul-daaqsimeedka gobolka Bari,iyadoo mudo kabadan Bil laga mamnuucay in ay dooxooyinkaasi ay daaqaan xoolaha

wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com