Waa sidee xaalada dadkii ku gurya beelay fatahaadii Badda ee gobolka Garda Fuu (dhegayso)

Waxaa aad looga soo dayrinayaa xalaada qoysaskii ku gurya beelaha fatahaadii badda ee deegaanka Caluula ee goblka Garda Fuu,iyadoo ay dadku horay u codsadeen kin ay dowladda u dhisto hoy ay ka galaan dhaxanta iyo dabaylaha dhacay.

Radio Daljir ayaa warasiyo kala duwan ka qaaday mas,uuliyiinta ka soo jeeda deegaankaas ee dowladda umatala iyo khuburo dhanka cimilada ku taqasustay, basle ilaa iyo haatan waxaan muuqan dowrkii dowladda Puntland ee ku aadan gobolkaas.

Gudoomiyaha gobolka Garda Fuu Maxamuud Axmed Caynab oo mar sii horaysay waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa waxa uu nooga wramay xaalada dadkaasi ay haatan ku sugan yihiin iyo hadii ay jirto wax gurmad ah oo soo gaaray.

Hoos kaga bogo waraysiga oo dhamaystiran.

Sawiro.



Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com