Wacaal Darey ah: Ciidamada Kumaan dooska Soomaaliya oo la wareegay deegaano badan oo ka tirsan Shabeelaha Hoose

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saakay argaggixisada Alshabaab kala wareegay deegaanno hor leh oo hoostaga magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ay barteeda Facebooga soo dhigtay Wakaalada wararka ee Sonna.

Ciidamada ayaa maalmihii udambeeyay waday howlgalo Al-shabaab looga sifaynayo gobolka Shabeelaha Hoose waxayna ciidamada ay horay ula wareegeen deegaanka Sabiib iyo Bariire oo ay ka samaysteen fariisimo xoogan.

Daljir kala soco wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya iyo caalamka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com