Soomaaliya iyo marxaladaha adag ee siyaasadda dibadda ee ay wajahayso (dhegayso)

HomeWararka

Soomaaliya iyo marxaladaha adag ee siyaasadda dibadda ee ay wajahayso (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxa uu si durugsan uga

GAROWE: DAGAALKA KASOCODA DEEGAANKA SAAXMEEGAGA & SAAMEYNTA UU KU YEESHAY GANACSIGA CAASIMADA (Warbixin)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bosasso (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxa uu si durugsan uga hadlay marxaladaha ay wajahayso dawladda Soomaaliya ee la xiriira dhanka arrimaha dibadda, si gaar ahna khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya; ammuuraha maabkii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ee jiritaanka Soomaaliya masaxay; halka ay ku dambeysay lacagtii Imaaraadka Carabta ee lagu qabtay Garoonka Aden Cadde; iyo waliba halka ay marayso saamayntii ay Soomaaliya kala kulantay mowqifkii dhexdhexaadnimada ahaa ee ay Soomaaliya ka qaadatay khilaafkii dalalka Khaliijka.

Wasiir Cawad ayaa docda kalena aan ka waraysanay waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu xilkan hayey ee la xiriira dib-u-habeynta xafiisyada Wasaaradda Arrimaha Dibadda, safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay dalka dibaddiisa iyo ka miro-dhalinta shaqada qaran ee Wasaaraddu u hayso dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

Danjire Cawad ayaa waxa uu u warramay Axmed Sh. Maxmed “Tallman” oo ku sugan studiyeheenna Daljir Bossaso.

hoos kaga bogo waraysiga oo dhamaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: