Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)

HomeWararka

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)

Shirka golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayey maanta madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda guud ee Amniga Puntland, Ansixinta Xeerka Howlgabka Shaqaalaha Dowladda, Xaaladda degmada Caluula, Waddooyinkii go’ay. Akhriso.

ROOB XOOGGAN OO KA DA’AY DOOLOW IYO DEEGANNO KALE OO GEDO AH
Deeqo Jibril: “Waxaan Aas Asnay urur la magac baxay NAAFADU MA AHA AWOOD LA’AAN’
Ciidda Doolow iyo farxadda dadweynaha (Sawirro)

Shirka golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayey maanta madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda guud ee Amniga Puntland, Ansixinta Xeerka Howlgabka Shaqaalaha Dowladda, Xaaladda degmada Caluula, Waddooyinkii go’ay.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: