Site icon Radio Daljir

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)

Shirka golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayey maanta madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda guud ee Amniga Puntland, Ansixinta Xeerka Howlgabka Shaqaalaha Dowladda, Xaaladda degmada Caluula, Waddooyinkii go’ay.

Akhriso.

Exit mobile version