Ciidda Doolow iyo farxadda dadweynaha (Sawirro)

Ciidda Doolow iyo farxadda dadweynaha (Sawirro)

Degmada Doolow iyana waxay ka mid tahay meelaha sida weyn maanta looga maamusay munaasabadda ciidul-fidriga.
Madax gobolka, kuwa heer degmo ah iyo saraakiil sarsare oo ciidan ayaa ka qaybgalay isku soo baxa tukasho ee salaadda ciidda.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com