Dowladda oo digniin u dirtay shaqsiyaadka liddiga ku ah qaddiyadaha masiiriga ah ee dalka (akhriso)

Dowladda oo digniin u dirtay shaqsiyaadka liddiga ku ah qaddiyadaha masiiriga ah ee dalka (akhriso)

War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa digniin loogu diray dadka ka shaqeynaya ficilada dhaawaca ku ah qaddiyadaha lama taabtaanka ah ee Qaranimada Soomaaliyeed. Qoraalka ayaa lagu sheegay in dadkaas ay dowladdu ka qaadeyso tallaabooyin waafaqsan Dastuurka iyo Sharruucda dalka.

Hoos ka akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0