Wacaal Darey ah: Bosaaso oo lagu qabtay lix xubnood oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish

Wacaal Darey ah: Bosaaso oo lagu qabtay lix xubnood oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab iyo Daacish

Ciidamada difaacada dowladda Puntland ee PSFta ayaa howlgalo xiriir ah oo ay ka sameeyeen magaalada Bosaaso waxa ay sheegeen in ay ku soo qab qabteen 6 qof oo kamid ah Argagixisada Al-Shabaab iyo Dahaacisho oo ku dhuumaalaysanayay mid kamid ah xaafadaha magaalada.

Taliyaka ciidamada PSFta ayaa sidookale sheegay in ay gacanta ku dhigeen  sahay ay usideen xubnahan Argagixidada ku jirta Buuraleyda Galgala.

howlgalkan ayaa ku soo beegmay xili ciidamada xalay ay fashiliyeen qarax lagu aasay batamaha suuqa Bosaaso.

“Ciidanka #PSF hawlgal ay xalay (19 June 2019) ka fuliyeen gudaha magaalada Bosaso ayaa waxay ku soo qabteen 6 xubnood oo ka kala tirsan kooxaha cadowga ah ee Al Shabaab iyo #Daacish iyo #agab iyo sahay loo waday kooxaha cadowga ah ee Al Shabaab iyo Daacish” ayay ku yiraahdeen qoraalka Facebooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com