Qaar kamid ah culumada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay  gudashada acmaasha Xajka  (dhegayso)

HomeWararka

Qaar kamid ah culumada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay gudashada acmaasha Xajka (dhegayso)

Qoraal bartiisa Facebook uu soo dhigay Sheikh Cali Wajiis oo ah gudoomiyaha gudiga loo xilsaaray arrimaha Xajka ayaa waxaa uu sheegay in walaac badan uu ka jiro sanadkaan gudashada acmaasha Xajka ee Soomaalida. Hadaba xubno kamid ah guddiga ayaa sheegay in aysan ka war qabnin hadalka Guddoomiyaha ka soo yeeray. Dhegayso.

Caawa & Daljir iyo Cumar Lakiman
Mareykanka: “Waxaan sii xoojin doonaa duqeymaha Al-Shabaab”
WARKA FIIDNIMO | HASSAN BASHE | DALJIR GAROWE

Qoraal bartiisa Facebook uu soo dhigay Sheikh Cali Wajiis oo ah gudoomiyaha gudiga loo xilsaaray arrimaha Xajka ayaa waxaa uu sheegay in walaac badan uu ka jiro sanadkaan gudashada acmaasha Xajka ee Soomaalida.

Hadaba xubno kamid ah guddiga ayaa sheegay in aysan ka war qabnin hadalka Guddoomiyaha ka soo yeeray.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: