Site icon Radio Daljir

Qaar kamid ah culumada Soomaaliyeed oo walaac ka muujiyay gudashada acmaasha Xajka (dhegayso)

Qoraal bartiisa Facebook uu soo dhigay Sheikh Cali Wajiis oo ah gudoomiyaha gudiga loo xilsaaray arrimaha Xajka ayaa waxaa uu sheegay in walaac badan uu ka jiro sanadkaan gudashada acmaasha Xajka ee Soomaalida.

Hadaba xubno kamid ah guddiga ayaa sheegay in aysan ka war qabnin hadalka Guddoomiyaha ka soo yeeray.

Dhegayso.

Exit mobile version