Author: Xasan

1 416 417 418 419 420 509 5016 / 6107 POSTS
Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Baarlamaanka  Jubaland oo la dhaariyay

Baarlamaanka Jubaland oo la dhaariyay

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee maamulka Jubbaland ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay magaalada Kismaayo, iyadoo xubnaha la dhaarinayo ay [...]
Wacaal Darey ah:  Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay

Wacaal Darey ah: Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay

Guddiga doorashada maamulka Jubaland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubaland oo ka kooban 73 Xildhibaan. [...]
Muwaadin u dhashay dalka Kenya oo Bosaaso lagu dilay (dhegayso)

Muwaadin u dhashay dalka Kenya oo Bosaaso lagu dilay (dhegayso)

Muwaadin u dhashay dalka kenya una shaqaynayay shirkad Kaluumaysi ayaa lagu toogtay maanta magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. waxaan [...]
Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Guddi soo baara dilalkii ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Guddi soo baara dilalkii ka dhacay Baydhabo

Madaxweynaha K/Galbeed ayaa magacaabay guddi u xilsaaran Baarista Dhacdadii 9kii Bishan August 2019 ka dhacday magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu dil [...]
Dib udhac ku yimid shaacinta liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland

Dib udhac ku yimid shaacinta liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland

Magaalada Kismaayo ee xarunta mamaulka Jubaland waxaa ka socta xulista Xildhibaanada cusub ee mamaulka Jubaland oo dhawaan doorshada madaxweynaha ay k [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Wacaal Darey ah: Xubno katrisan Argagixisada Al-shabaab oo Baran lagu qabtay

Wacaal Darey ah: Xubno katrisan Argagixisada Al-shabaab oo Baran lagu qabtay

Ciidamada amniga Puntland ee gobolka Sanaag gaar ahaan demaga Baran ayaa gacanta ku dhigay saddax ruux oo ku eedeesan in ay ka tirsan yihiin kooxda Al [...]
Wacaal Darey ah: Qarax ka dhacay Bosaaso

Wacaal Darey ah: Qarax ka dhacay Bosaaso

Gaari ay la socdeen ciidamada amniga ee gobolka Bari ayaa qarax miino waxaa lagula eegtay baratamaha suuqa magaalada Bosaaso, gaar ahaan Hotel Bosaaso [...]
Ciidamada dowladda iyo maleyshiyaadka Al-shabaab oo ku dagaalamay degmada Awdheegle

Ciidamada dowladda iyo maleyshiyaadka Al-shabaab oo ku dagaalamay degmada Awdheegle

Ciidamada Xoogga dalka ee Kumaandooska ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo qorsheysan ka wada tuulooyin dhowr ah, si ay u xaqiijiyaan amniga degm [...]
Axmed Madoobe“Reer Jubaland aan ilaashano midnimadeena iyo Nabad galyada aan haysano” (dhegayso)

Axmed Madoobe“Reer Jubaland aan ilaashano midnimadeena iyo Nabad galyada aan haysano” (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe oo maanta qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibadii ciida ee garoonka kubada cagta ee m [...]
Wacaal Darey ah: Cadan oo gacanta ugashay xoogag gooni u goosad ah

Wacaal Darey ah: Cadan oo gacanta ugashay xoogag gooni u goosad ah

Xarunta madaxtooyada ee ee dalka Yaman ayaa saacado kooban waxa ay gacanta ugashay koox gooni u goosad ah oo ka soo jeeda koonfurta magaalada Cadan, [...]
1 416 417 418 419 420 509 5016 / 6107 POSTS