Author: Xasan

1 417 418 419 420 421 509 5028 / 6107 POSTS
Sidee looga ciiday maanta degmada Qardho (dhegayso)

Sidee looga ciiday maanta degmada Qardho (dhegayso)

Degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa ka mid ahayd maanta magaalooyinkii sida wayn looga ciiday, waxaana salaadii ciidul Adxa lagu tukaday ga [...]
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo salaadda Ciida ku dukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo salaadda Ciida ku dukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo ku tukaday Masjidka Shuhadada Madaxtooyada Qaranka. [...]
Madaxweyne Deni oo shacabka Garoowe kula tukaday salaadii ciida garoonka kubada cagta

Madaxweyne Deni oo shacabka Garoowe kula tukaday salaadii ciida garoonka kubada cagta

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka weynaha caasimadda Garoowe kula oogey salaadda ciidul Adxaha, Gar ahaan Ga [...]
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur” Waxay ahayd in Eng Yarisow iyo saaxibadii kale ee lala dilay loo aargudo”

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur” Waxay ahayd in Eng Yarisow iyo saaxibadii kale ee lala dilay loo aargudo”

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa dhaliilay go’aankii ay dowladda Soomaaliya tacsi iyo baroordiiq [...]
Xildhibaan katirsan baarlamaanka Kenya oo ka soo horjeestey ciidamada ay Kenya gaynayso xadka Badda  ee Soomaaliya iyo Kenya udhexeeya

Xildhibaan katirsan baarlamaanka Kenya oo ka soo horjeestey ciidamada ay Kenya gaynayso xadka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya udhexeeya

Xildhibaan Maxamed Daahiye Ducaale ayaa ka soo horjeestey qorshaha ay dowlada Kenya ku geyneyso ciidamada badda xadka badda ee Soomaaliya iyo Kenya. [...]
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay xiisada ka taagay Baydhabo (Akhriso)

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay xiisada ka taagay Baydhabo (Akhriso)

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya m [...]
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed, Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed, Buuhoodle (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Iid Maxamed oo ku sugan Daljir Buuhoodle. [...]
Ganacsde caan  ah  oo Baydhabo lagu  dilay (dhegayso)

Ganacsde caan ah oo Baydhabo lagu dilay (dhegayso)

Ganacsade Cali Marguus oo si aad ah looga yaqaanay deegaanada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu dilay magaalada Baydhabo ee xarunta g [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 20aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 20aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos ka dhega [...]
MAANHADAL: Puntland oo  sheegtay  in Soomaaliya ay wajahayso qatar laxiriirta  khibrad yarida siyaasadeed ee dowladda haysata (dhegayso)

MAANHADAL: Puntland oo sheegtay in Soomaaliya ay wajahayso qatar laxiriirta khibrad yarida siyaasadeed ee dowladda haysata (dhegayso)

Barnaamijka MAANHADAL iyo maanta waxaan ku fallaanqayneynaa Madaxweynaha PL ayaa dhawaan ku eedeeyey hoggaanka sare ee Somaliya khibrad yari siyaasade [...]
1 417 418 419 420 421 509 5028 / 6107 POSTS