MAANHADAL: Puntland oo sheegtay in Soomaaliya ay wajahayso qatar laxiriirta khibrad yarida siyaasadeed ee dowladda haysata (dhegayso)

MAANHADAL: Puntland oo  sheegtay  in Soomaaliya ay wajahayso qatar laxiriirta  khibrad yarida siyaasadeed ee dowladda haysata (dhegayso)

Barnaamijka MAANHADAL iyo maanta waxaan ku fallaanqayneynaa Madaxweynaha PL ayaa dhawaan ku eedeeyey hoggaanka sare ee Somaliya khibrad yari siyaasadeed.

Habada arrintaas maxay u dhimi kartaa hanaankii soo kabashada ahaa ee uu dalka Soomaliya ku socday dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay? Waa mowduuca uu ku saabsan yahay barnaamijka Maanhadal ee Radio Daljir ee asbuucan.

Haddana waa MAANHADAL iyo wariye Ahmed Shiikh Maxamed Tallman oo barnaamijka inoo ka daadihinaya xarunta Daljir Garoowe.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com