Ganacsde caan ah oo Baydhabo lagu dilay (dhegayso)

Ganacsde caan  ah  oo Baydhabo lagu  dilay (dhegayso)

Ganacsade Cali Marguus oo si aad ah looga yaqaanay deegaanada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu dilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

dablay hubaysan ayaa toogtay ganacsadaha xili uu ku sugnaa Beer uu kulahaa duleedka magaalada Baydhabo.

arintan ayaa salka ku haysa aano qabiil iyo isqab qabsi dhuleed.

Tirada dadka ladilay todobaadkan gudihiisa ayaa gaaraysa ilaa iyo, 5qof iyadoo sadax kamid ah ay yihiin dad shacab ah.

halkan ka dhegayso ganacsadaha ladilay isagoo ka hadlaayay bandhiga wax soo saarka Beeralayda gobolka todobaadkii hore.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com