Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 20aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 20aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland? 2 weeks

    ISKU BARAARUG BAYNAAN AHAYN!!!.
    BBC,MEDIA ACTION MAXAA KAGA DAADATAY HAWEENKA?
    BARNAAMIJKAAN WAXA KASOO JIIJII LEH BAAN ARKAA!!!.
    WAXAABA ILAAHO & EDEB DARO AH ADEEGSIGA EREY BIXINTA AH(BARAARUGA HAWEENKA),
    HAWEENKA SOMALIYED AWEL MIYEY SUUXSANAAYEEN MISE WAY HURDEEN,MISE HABSAN BAY AHAAYEEN??.MAYA WAA HAWEEN JABSAN OOKARTI BADAN 100% LKN BARAARUGA BBC MEDIA ACTION SOO DHEXMARISAY DALJIR HADUU YAHAY IN GABADHU GABADH FUUSHO,EY LA SAXIBTO,GUURSATO,SIDA XOOLAHA USOCOTO OO AANBA WAXBA XIRIN KAASI BARAARUG MAAHEE WAA BARIIJIN!!!.BARIIQASHO.BBC HALOO SHEEGO IYAGII BAAKU LUGO’AY WADADAAS OO HADEER KHAATI BILAAH KA TAAGAN OO QORAY BUUGAAG AY U BIXIYEEN(THE DEATH of the WEST)GABDHII LA NINEEYEY WAXAY DIIDAY INAY DHASHO DABADEEDNA KORORKII DADKA BAA HOOS U DHACAY WAXAYNA ARKAAN IN HOOS AY U SOCDAAN,MARKAA BBC WAXAY WADAA WAA UUN JIDKAAS AY KU LUGO’EEN IYAGU.