Author: Xasan
-
Kheyre oo booqday ciidamadii ku dhaawacmay Qaraxyadii Awdheegle
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo shalay ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ku qaaday saldhigga ciidanku ay ku leeyihiin degamada Awdheegle ee gobalka Shabeellada Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa maamulka Isbitaalka ka xog wareystay xaaladda caafimaad ee ciidanka naftood hurayaasha ah ee ku soo dhaawacmay ilaalinta…
-
Xildhibaano kale oo Kismaayo maanta lagu dhaariyay (daawo)
Garabka lamagac baxay Golaha isbadal doonka Jubaland ayaa goor maanta waxa ay dhaariyeen Xidhibaanadii ay soo xuleen odayaasha dhaqanka oo gaarayay ilaa iyo 45 Xildhibaan. madasha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaano katirsan baarlamaanka labada Aqal ee Soomaaliya, wasiiro iyo xildhibaano katirsan maamulka Axmed Madoobe iyo qurba joog. Shalay guddiga doorashada jubaland ayaa sidan…
-
Wacaal Darey ah: Qaraxyo Ismiidaamin ah oo lagu qaaday xero ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku lahaayeen Shabeelaha Hoose
Kooxda Al-shabaab ayaa labo gaari oo laga soo buuxiyay wax yaabaha qarxa waxa ay ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku lahaayeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose. qaraxa hore ayaa waxaa lagu dhuftay albaabka xerada laga soo gal, halka qaraxa labaadna daqiiqado kadib uu ka dhacay gudaha xerada ciidamada. ilaa iyo afar askari…
-
Injineero bartay cilmiga Nukliyeerka oo ku dhintay qarax ka dhacay warshad samaysa Hubka (dhegayso)
Kumanaan ruux ayaa ka qayb galay aas loogu sameeyay dalka Ruushka shan Injineer oo ku taqasusay cilmiga nukliyeerka oo ku dhintay qarax wayn oo ka dhacay warshay kutaala dalkaasi. wasaarada difaaca ee dalka Ruusha ayaa horay usheegtay in uu qarax ka dhacay gudaha warshada intii lagu guda jiray tijaabada qaar kamd ah matoorada warshada. arintan…
-
Xisbulah oo u hanjabaad Israa’iil
Hogaanka sare ee Ururka Xisbulah ayaa sheegay in ay diyaar uyihiin in ay ka jawaabaan weerarkasta oo uga yimaada dowladda Israa’iil oo ay ku eedeeyeen in ay ku xadgudbayaan shacabka. Israa’iil ayaa dagaal xoogan waxa ay lagashay maleyshiyaadka kooxda mudo haatan laga joogo 13 sano ah. digniintan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasiirka arimaha dibada waddanka…
-
Wasiir Cawaash” Heerkii Jariifka xeebaha Puntland aad buu hoos ugu dhacay”(dhegayso)
Tan iyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee dalka Soomaaliya, dalkuna uu galay dagaalo sokeeye wixii ka dambeeyay 1991kii xeebaha Soomaaliya waxaa si sharcidaro ah uga kaluumaysanayay doonyo laga leeyahay waddamada Iiraan iyo Yaman. meelaha sida gaarka ah doonyahaasi ilaa iyo haatan ay sida sharcidarada uga kaluumaystaan waxaa ka mid ah xeebaha bari ee Puntland.…
-
Iiraan oo dagaalka Yaman ku eedeesay in ay qayb ka yihiin dowladdaha Sacuudiga iyo Imaaraadka (dhegayso)
Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee dowladda Iiraan Ayaatulah Cali Khumeyni ayaa ka digay in Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo sanadihii udambeeyay howlgal milateri kawaday dalka Yaman ay kala qaybinayaa dalkaasi. waxa uu sheegay in labada dal ay diirada saarayaan kala qaybinta Yama,wuxuuna ugu baaqay hogaamiye yaasha waddanka Yaman in midnimo ay muujiyaan si looga hortago dhagarta…
-
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku kulmay Sacuudiga
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku kulmay dalka Boqortooyada Sacuudiga Carabiya, magaalada Mina oo ay u joogaan gudashada waajibaadka Xajka. Kulankan oo ahaa mid is arag ah ayaa waxaa Madaxweynaha Somaliland ku wehliyay Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin iyo xubno kale, halka Wasiirada ka socday…
-
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.
-
Puntalad oo Beenisay in shaqaale udhashay Thailand lagu adoonsaday xeebta Bosaaso ) (dhegayso)
Wasiirka waasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarxa Cawaash oo shir jaraaid ku qabtay maanta xafiiskiisa waxa uu ku faah faahiyay xaalada Kaluumaysatada udhalatay dalka Thailand wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.
-
Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku tagay maanta xarumaha dowladda (Sawiro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey qaar ka mid ah Wasaradaha Dowladda ee ku yaalla caasimadda Garoowe, kuwaasi oo kala ah Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyaynta iyo Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha. Kormeerka Madaxweynaha ayaa daaranaa korjoogtaynta hawlaha shaqo ee ka socda xafiisyada Wasaaradahaasi ee u adeegaya shacabka…
-
Puntland oo hambalyo udirtay Xildhibaanada cusub ee Jubaland
Dowladda Puntland waxay u hambalyaynaysaa Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubbaland. Akhriso.