Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Guddi soo baara dilalkii ka dhacay Baydhabo

HomeWararka

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Guddi soo baara dilalkii ka dhacay Baydhabo

Madaxweynaha K/Galbeed ayaa magacaabay guddi u xilsaaran Baarista Dhacdadii 9kii Bishan August 2019 ka dhacday magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu dilay ganacsade caan ka ahaa magaalada iyo 5 qof oo kale. dilkan ayuu horay waxa uu madaxweynaha ugu eedeeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo. Akhriso.

Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
QM: “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi (dhegayso)

Madaxweynaha K/Galbeed ayaa magacaabay guddi u xilsaaran Baarista Dhacdadii 9kii Bishan August 2019 ka dhacday magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu dilay ganacsade caan ka ahaa magaalada iyo 5 qof oo kale.

dilkan ayuu horay waxa uu madaxweynaha ugu eedeeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: