Baarlamaanka Jubaland oo la dhaariyay

Baarlamaanka  Jubaland oo la dhaariyay

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad ee maamulka Jubbaland ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay magaalada Kismaayo, iyadoo xubnaha la dhaarinayo ay yihiin 73 Xildhibaan.

Xildhibaanada ayaa loo dhaarinayaa si koox koox ah.

waxa ay Guddoomiye kumeel gaar ah u doorteen sheekh Cabdi Yuusuf Cali oo ah xildhibaanka ugu da’da weyn xildhibaanada Baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland.

Baarlamaanka Jubaland ayaa waxaa ku jira ilaa iyo afar xubnood oo haween ah,halka Puntland ay kaga jirto hal haween ah 66ka Xildhibaan.
Diiwaanka warka
Da;jir Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com