Wacaal Darey ah: Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay

Wacaal Darey ah:  Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay

Guddiga doorashada maamulka Jubaland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Jubaland oo ka kooban 73 Xildhibaan.

xulista Xildhibaanada ayaa qaadatay mudo 20 cisho ah, waxaana hareeyay intii ay socotay howsha soo xulistooda khilaaf udhexeeyay odayaasha dhaqanka iyo guddiga.

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubaland ayaa sheegay in shanta beelood ee hab qeybsiga 4.5 lagu sameeyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com