Axmed Madoobe“Reer Jubaland aan ilaashano midnimadeena iyo Nabad galyada aan haysano” (dhegayso)

Axmed Madoobe“Reer Jubaland aan ilaashano midnimadeena iyo Nabad galyada aan haysano” (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe oo maanta qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibadii ciida ee garoonka kubada cagta ee magaalada Kismaayo ayaa waxa uu ka hadlay xaalada gobolka doorashada Jubaland, Cabashada odaysaaha dhaqanka, dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab, iyo khilaafka dowladda ee ku aadan faragalinta doorashada Jubaland.

Halkan kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com