Author: Xasan

1 414 415 416 417 418 509 4992 / 6107 POSTS
Basaasiin Al-shabaab ah oo lagu qabtay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug

Basaasiin Al-shabaab ah oo lagu qabtay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, halkaas oo lagu qabtay dad la sh [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI ), Baran (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI ), Baran (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Maxkamada Sarre  oo xukun dil ah ku fulisay Askari ka tirsanaa NISA

Maxkamada Sarre oo xukun dil ah ku fulisay Askari ka tirsanaa NISA

Maxkamadda Sarre ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed oo u fariisatay dhageysiga kiiska rag dilal kaladuwan ku eedeysnaa kadib racfaan ay ka qaat [...]
MAANHADAL: Doorashada Jubalabd iyo khilaafka hareeyay (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Doorashada Jubalabd iyo khilaafka hareeyay (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda [...]
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos ka dhega [...]
Wasaarada kaluumaysiga Puntland  oo  digniin soo saartay  (dhegayso )

Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo digniin soo saartay (dhegayso )

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa ka digay in agab kaluumaysi oo dan guud loogu talagalay looga faa ii [...]

Madaxweyne Deni ”Xukuumadaydu waxa ay ahmiyada 1aad siinaysaa amniga”

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ku amray laamaha amniga ee Puntland in ahmiyada 1aad la siiyo xaqiijinta amniga deegaanada [...]
Nabadsugidda Jubaland oo Kismaayo ku soo bandhigay qaraxyo (Sawiro)

Nabadsugidda Jubaland oo Kismaayo ku soo bandhigay qaraxyo (Sawiro)

Taliska Hay’adda nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ee NISA ayaa Bandhigay waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in Al-shabaab ay ku aas [...]
Caluula oo halis ugujirta in  laga qaxo (dhegayso)

Caluula oo halis ugujirta in laga qaxo (dhegayso)

Bilaha xagaaga xiligan oo kale degmada Caluula ee Puntland waxaa ka dhacda dabaysha Shamaalka loo yaqaan,taas oo gaysatay khasaare hantiyeed. dad [...]
Maxay ka wada hadaleen Axmed Madoobe iyo James Swan?

Maxay ka wada hadaleen Axmed Madoobe iyo James Swan?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocday Beesha Caalamka oo uu hogaam [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee degmada Baran maanta idinkaga soo je [...]
Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano hor leh oo ka tirsan Shabeelaha Hoose

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano hor leh oo ka tirsan Shabeelaha Hoose

Ciidanka Xoogga dalka ayaa isku balaariyey deegaanno badan oo hoos taga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay ka wadaan howlgal [...]
1 414 415 416 417 418 509 4992 / 6107 POSTS