Wasaarada kaluumaysiga Puntland oo digniin soo saartay (dhegayso )

Wasaarada kaluumaysiga Puntland  oo  digniin soo saartay  (dhegayso )

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland Faarax Cawaash ayaa ka digay in agab kaluumaysi oo dan guud loogu talagalay looga faa iidayso dano gaar ah.

waxa uu sheegay wasiirka in aysan arintaasi sii socon karin, talaabo sharci ahna laga qaadi doono dadka hantida dowladda danaha gaarka ah u adeegsanaya.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com