Caluula oo halis ugujirta in  laga qaxo (dhegayso)

HomeWararka

Caluula oo halis ugujirta in laga qaxo (dhegayso)

Bilaha xagaaga xiligan oo kale degmada Caluula ee Puntland waxaa ka dhacda dabaysha Shamaalka loo yaqaan,taas oo gaysatay khasaare hantiyeed. dad

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )
Barlamaanka Puntland oo Ka Digey Marin Habaabinta Shacabka Abaartu Cayraysay (dhegayso)

Bilaha xagaaga xiligan oo kale degmada Caluula ee Puntland waxaa ka dhacda dabaysha Shamaalka loo yaqaan,taas oo gaysatay khasaare hantiyeed.

dadkii deganaa hareeraha xeebta ayaa isga guuray kadib markii ay guryahooda badu ay la tagtay.

Magaalada ayaa hada ku dhaw in ay ugodo dhanka badda ilaa qiyaastii 100 mtr.

Puntland ayaa hore Caluula ugu dirtay guddi uu madaxweyne Deni u xilsaaray in ay ka soo tala bixiyaan khasaarihii ay gaysteen dabaylihii hore ugu dhuftay degmada.

Maxamed Yuusuf Maxamed Kooje oo kamid ah odayaasha deegaanka ayaa Daljir uga waramay khasaaraha ka dhashay dabaylaha ku dhuftay Caluula.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: