28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )

28 jir mudo sadax sano xanuunka Sonkarta  ula jiifa degmada Caabudwaaq oo caawinaad dalbaday ( dhegayso )

Cabdiwali Ibraahi Jaamaca oo ah wiil dhalinyaro ah oo da,disa lagu sheegay 28 sano jir  ayaa waxa uu mudo  sadax sano ah uu la jiifay xanunka Sonkorta , degmada Caabudwaaq .

Qoyska uu ka soo jeedo ayaa ah qoys danyar ah oo aan awoodin in xaaladiisa caafimaad ay la tacaalaan .

Hooyada dhashay Cabdiwali ayaa sheegtay in wiilkeda mudo sadax sano sariirta uusan ka soo kicin saxaradana ooga qaado .

Umada muslimiinta oo kunool dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayay ka cosatay in ay soo caawiyaan.

Hadaba wariyaha Daljir ee Caabudwaaq Ayaanle C/laahi Jaamac ayaa warbixintan ka diyaariyay .

Sawiro.

Kala xiriir Hooyadiis Qamaasho Tel: 00252615954305 Ama 00252615217028

Account: AMAL BANK 10120319687

Account SALAM BANK 30805133

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com