Author: Xasan

1 413 414 415 416 417 509 4980 / 6107 POSTS
Wacaal Darey ah: Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland oo ka dhacay gobolka Sanaag

Wacaal Darey ah: Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Soomaaliland oo ka dhacay gobolka Sanaag

Sida uu ku soo waramayo wariyaha Daljir ee gobolka Sanaag Maxamuud Cabdi Ibraahin waxaa degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ka dhacay dagaal dhexmara [...]
Government of Kenya Supports Jubaland JIBEC Electoral Process

Government of Kenya Supports Jubaland JIBEC Electoral Process

Qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha dibada Kenya ayaa lagu taageeray guddiga madaxa banaan ee doorashada iyo xuduudaha Jubbaland oo isbedel ku same [...]
C/raxmaan C/shakuur “Ma rabno Galmudug loo dhisayo doorashada 2020ka” (dhegayso)

C/raxmaan C/shakuur “Ma rabno Galmudug loo dhisayo doorashada 2020ka” (dhegayso)

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka hadlay dadaalada lagu doonayo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug yaa dowladda Soomaali [...]
Xiisad ka taagan garoonka Kismaayo iyo qudbadaha musharaxiinta oo socota

Xiisad ka taagan garoonka Kismaayo iyo qudbadaha musharaxiinta oo socota

Magaalada kismaayo gaar ahaan xarunta baarlamaanka labaad ee Jubaland waxaa ka socta hadal jeedinta musharaxiinta utaagan qabashada xilka madaxweynaha [...]
Bosaaso: Ciidamada amniga oo fashilay qarax lagu aasay waddada bartamaha (dhegayso)

Bosaaso: Ciidamada amniga oo fashilay qarax lagu aasay waddada bartamaha (dhegayso)

Qaraxan ayaa ahaa miino dhulka lagu sii aasay xalay, waxaana u suurta gashay ciidamada amniga in ay fashiliyaan. qaraxan ayaa loogu talagalay in [...]
Xiliga la bilaabayo  mashruuca dhismaha dekadda Hobyo oo la shaaciyay

Xiliga la bilaabayo mashruuca dhismaha dekadda Hobyo oo la shaaciyay

Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaa [...]
Guddiga Kumeel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay

Guddiga Kumeel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarta Guddiga Kumeel-gaar ka ah ee Doorashooyinka Puntland oo ma [...]
Maxay ka wada daleen Ra’iisul Wasaaraha kheyre iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar ?

Maxay ka wada daleen Ra’iisul Wasaaraha kheyre iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar ?

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maa [...]
Sarkaal horay uga soo goostay Soomaaliland oo Puntland xil u magacawday

Sarkaal horay uga soo goostay Soomaaliland oo Puntland xil u magacawday

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-60, Ogoosto 19, 2019 ku magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee a [...]
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Xaawo [...]
Waraysi:  Waa maxay shaqada hor taala Guddiga cusub  doorashada Puntland?  (dhegayso)

Waraysi: Waa maxay shaqada hor taala Guddiga cusub doorashada Puntland? (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa shalay waxa uu magacaabay guddiga kumeel gaarka ah ee doorashada Puntland oo ka koobnaa ilaa iyo sag [...]
Wacaal Darey ah: khilaaf hoose oo u dhexeeyay madaxweyne Deni iyo ku-xigenkiisa oo soo shaac baxay

Wacaal Darey ah: khilaaf hoose oo u dhexeeyay madaxweyne Deni iyo ku-xigenkiisa oo soo shaac baxay

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa waxaa lagu sheegay in uu sharci daro yahay magacaa [...]
1 413 414 415 416 417 509 4980 / 6107 POSTS