Waraysi: Waa maxay shaqada hor taala Guddiga cusub doorashada Puntland? (dhegayso)

Waraysi:  Waa maxay shaqada hor taala Guddiga cusub  doorashada Puntland?  (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa shalay waxa uu magacaabay guddiga kumeel gaarka ah ee doorashada Puntland oo ka koobnaa ilaa iyo sagaal xubnood.

hadaba howlaha hor yaala guddiga cusub ee doorashooyinka Puntland waa maxay? sidee ayuu uga gudbi karaan caqabadihii soo maray guddiyadii ka horeeyay oo ay magacaabeen madaxweyne yaashii hore? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay marwo Caasho Geele Diiriye oo xilal kala duwan ka soo qabatay xuluumadii Puntland soo maray.

Madaweynaha Puntland iyo kux-xigeenkiisa ayaa isku khilaafay magacaabista guddigan, waxaan waraysigan aan qaadnay ka hor inta uusan caawa soo bixin khilaafka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.

wariye Xasan Heykal ayay u warantay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com