Wacaal Darey ah: khilaaf hoose oo u dhexeeyay madaxweyne Deni iyo ku-xigenkiisa oo soo shaac baxay

Wacaal Darey ah: khilaaf hoose oo u dhexeeyay madaxweyne Deni iyo ku-xigenkiisa oo soo shaac baxay

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Karaash ayaa waxaa lagu sheegay in uu sharci daro yahay magacaabista Guddiga doorashooyinka Puntland ee madaxwayne Deni uu magacaabay maalinimadii shal, isagoo tilmamay madaxweyne kuxi-geenka in uusan kala tashan magacaabistooda.

Qoraalka madaxwayne ku-xigeenka Puntland uu soo saaray ee ku saabsan Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa u muuqda in uu banaank keenay Khilaaf hoose oo ka dhexeeya Deni iyo Karaash.

Halkan ka Akhriso.

radio Daljir kala soco falanqeyn iyo warbixino aan ku eegayno khilaafka iyo waxa uu salka ku hayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com