C/raxmaan C/shakuur “Ma rabno Galmudug loo dhisayo doorashada 2020ka” (dhegayso)

C/raxmaan C/shakuur “Ma rabno Galmudug loo dhisayo doorashada 2020ka” (dhegayso)

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka hadlay dadaalada lagu doonayo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug yaa dowladda Soomaaliya ku dhaliilay hanaanka ay uwado dhimsamaha mamaulkaasi.

waxa uu ka digay in la dhiso maamul maqaar saar ah oo olole siyaasadeed lagu gaaro doorashada soo socota..

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in aan larabin Galmudug loo dhisayo doorashada 2020, balse loo baahan yahay Galmudug deegaanka loo dhisaayo.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com