Madaxweyne Deni ”Xukuumadaydu waxa ay ahmiyada 1aad siinaysaa amniga”

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ku amray laamaha amniga ee Puntland in ahmiyada 1aad la siiyo xaqiijinta amniga deegaanada Puntland si loo helo Nabad waarta.

’Madaxweynaha Puntland ayaa faray dhammaan golaha wasiirada, saraakiisha iyo mas’uuliyiinta kale heer gobol iyo heer degmo in muhiimada koowaad la siiyo ka wada shaqeynta amniga oo ah yoolka koowaad ee Puntland.’’ ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland.

hadalkan ayuu madaxweyne Deni waxa uu ka sheegay shirkii golaha wasiirada ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com