Geedka Loo Aqoonsaday Kan Ugu Dheer Aduunka iyo Dalkuu Kuyaal (Video+Sawirro)

Geedka Loo Aqoonsaday Kan Ugu Dheer Aduunka iyo Dalkuu Kuyaal (Video+Sawirro)

Tan iyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’, Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant.

Taas waa natiijada usoo baxday koox uu hoggaamiyay Steve Sillett oo marar kusoo laabtay geedkan si uu u hubsado dherernimadiisa. Dadaal dheer kadib, waxay rasmi ugu dhawaaqeen inuu yahay kan ugu dheer geedweynaha adduunka.

VIDEO+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • Mukaram 4 weeks

    Geed ka aduun ka ugu sheer

  • Mukaram 4 weeks

    Ka jawab su asha

  • clrashid yasin 2 years

    Wxn kadhiban lahaa dumarku inaysan gurigooda kasoobixin