Geedka Loo Aqoonsaday Kan Ugu Dheer Aduunka iyo Dalkuu Kuyaal (Video+Sawirro)

HomeWararka

Geedka Loo Aqoonsaday Kan Ugu Dheer Aduunka iyo Dalkuu Kuyaal (Video+Sawirro)

Tan iyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’, Balse cilmi-baaris iyo daba-g

Muuse Biixi: “Dowladda Somalia waa Cadawga Koobaad ee Somaliland”
Khudbaddii Farmaajo Ka Jeediyey Xiritaanka Shirkii Arrimaha Soomaaliya ee London
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Tan iyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’, Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant.

Taas waa natiijada usoo baxday koox uu hoggaamiyay Steve Sillett oo marar kusoo laabtay geedkan si uu u hubsado dherernimadiisa. Dadaal dheer kadib, waxay rasmi ugu dhawaaqeen inuu yahay kan ugu dheer geedweynaha adduunka.

VIDEO+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 8
DISQUS: