Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dawlada hoose iyo hormarinta reer miyiga ee Puntland C/laahi Cali Xirsi ayaa magacaabay Xoghaya cusub ee dawlada hoose ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Xoghayaha cusub ee dawlahada hoose Galdogob ayaa magacaabistiisa ay timid kadib markii xoghayihii hore ee degmadaasi uu isaga tagay xilka dawlada hoose ee degmadaasi. AKHRISO

Daacish oo sheegatay qaraxii Bosaaso
Maamulka gobolka Bari oo u digay dad fowdo ka wada magaalada Bosaso (dhegayso)
Shacabka Gobalka Cayn oo soo dhaweyeey doorashadda qof iyo cod ee kadhacaysa Puntland

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dawlada hoose iyo hormarinta reer miyiga ee Puntland C/laahi Cali Xirsi ayaa magacaabay Xoghaya cusub ee dawlada hoose ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Xoghayaha cusub ee dawlahada hoose Galdogob ayaa magacaabistiisa ay timid kadib markii xoghayihii hore ee degmadaasi uu isaga tagay xilka dawlada hoose ee degmadaasi.

AKHRISO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: