Geedka Loo Aqoonsaday Kan Ugu Dheer Aduunka iyo Dalkuu Kuyaal (Video+Sawirro)

Tan iyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’, Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant.

Taas waa natiijada usoo baxday koox uu hoggaamiyay Steve Sillett oo marar kusoo laabtay geedkan si uu u hubsado dherernimadiisa. Dadaal dheer kadib, waxay rasmi ugu dhawaaqeen inuu yahay kan ugu dheer geedweynaha adduunka.

VIDEO+SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

8 responses to “Geedka Loo Aqoonsaday Kan Ugu Dheer Aduunka iyo Dalkuu Kuyaal (Video+Sawirro)”

  1. Maxamed

    Geedka aduunka ugu dheer intuu kuyaalaa

  2. Mukaram

    Geed ka aduun ka ugu sheer

    1. Lamayaqaan

      Geedka aduunka ugu dheer intuu kuyaalaa ?

      1. Lamayaqaan

        Intuu kuyala

        1. Lamayaqaan

          Intuu ku yaal geedka aduunka ugu dheer

      2. Mustafe

        Mustafe ibraahim

  3. Mukaram

    Ka jawab su asha

  4. clrashid yasin

    Wxn kadhiban lahaa dumarku inaysan gurigooda kasoobixin

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com