Category: Wararka

1 2,065 2,066 2,067 2,068 2,069 2,819 24804 / 33825 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. http://z [...]
Wacaal daray ah: jabhadda xoreynta ONLF oo taageertay Madaxweyne Mustafe Cumar ugana digtay Itoobiya faragalinta gobolka

Wacaal daray ah: jabhadda xoreynta ONLF oo taageertay Madaxweyne Mustafe Cumar ugana digtay Itoobiya faragalinta gobolka

iyadoo Madaxweynaha Cusub ee Somali State dhawaan loo doortay Mustafe Cumar ,isla markaana Magacii DDSI loo badalay Somali state ayaa waxaa jirra siya [...]
Kenya oo shaacisay howlgal lagula dagaalamayo dadka an sharciga lahayn

Kenya oo shaacisay howlgal lagula dagaalamayo dadka an sharciga lahayn

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dhawaan bilaabeyso musaafurinta dadka aan sharciga lehyn ee ku nool Gudaha Magaalooyin ka mid ah dalka Kenya. Wa [...]
Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Bayaan soo saaray (Akhriso)

Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Bayaan soo saaray (Akhriso)

Shir uga socday magaalada Qardho nabadoonada iyo waxgaradka beesha Bahgareen ee Cismaan Maxamuud ayaa waxaa lagaga hadlay maasiirka iyo Mustaqbalka Be [...]
Alshabaab oo soo bandhigay hub ay DFS ka qabsadeen sanad kahor (Sawiro)

Alshabaab oo soo bandhigay hub ay DFS ka qabsadeen sanad kahor (Sawiro)

Ururka Al-Shabaab garabkiisa loo yaqaano Alkataa’ib ayaa soo bandhigay muuqaal laga diyaariyay weerarkii bishii Agoosti sanadkii hore(2017) lagu qaada [...]
Maxaa kaso baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland

Maxaa kaso baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland

Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda PuntlandDr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha [...]
Hay’adda NISA oo sheegtay in howlgal lagu qabtay saraakiil Al-shabaab ah

Hay’adda NISA oo sheegtay in howlgal lagu qabtay saraakiil Al-shabaab ah

Ciidamada nabad sugidda qaranka ee NISA ayaa ka qabtay degmada Wadajir ee ee gobolka Banaadir saraakiil kartirsan Al-shabaab. “Habeynimada 23ka Ago [...]
Shirka Abey Axmed iyo Soomaali Galbeed oo qodobo laga soo saaray (sawiro)

Shirka Abey Axmed iyo Soomaali Galbeed oo qodobo laga soo saaray (sawiro)

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abey Axmed ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa 700 ergo oo isugu jirta waxgaradka iyo siyaasiyiinta gobolka Soomaali Galbeed [...]
(daawo ) Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka oo xilka la wareegay

(daawo ) Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka oo xilka la wareegay

Taliyaha Cusub ee ciidamada xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cimi iyo Abaanduulaha cusub ee Ciidankaasi S/guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa sirasmi ah ul [...]
Wasiirka Ganacsiga Maareeye oo shaki geliyay midabka saxd ahaa ee calanka Soomaaliya (dhegayso)

Wasiirka Ganacsiga Maareeye oo shaki geliyay midabka saxd ahaa ee calanka Soomaaliya (dhegayso)

Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa uu sheegay inuu hadda jirin midabkii saxda ahaa ee calankii Soomaa [...]
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce  ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale.   h [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedi [...]
1 2,065 2,066 2,067 2,068 2,069 2,819 24804 / 33825 POSTS