Category: Wararka

1 2,067 2,068 2,069 2,070 2,071 2,819 24828 / 33825 POSTS
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axm [...]
Warka Arooryo iyo Maxamud Cabdi Ibrahim Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamud Cabdi Ibrahim Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamud Cabdi Ibrahim oo ku sugan xarunta [...]
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland oo Somaliland uga digey dagaal lala galo Puntland (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland oo Somaliland uga digey dagaal lala galo Puntland (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhigga maamulka Soomaliland, Axmed Cali Xaashi Cadami, oo ka digaya dagaal Puntland ayaa sheegay in hadii Soomalil [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed “Tallman” Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed “Tallman” Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soo dhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir Bossaso ka soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). h [...]
Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo lagu dhawaaqay

Madaxweynaha Cusub ee DDSI oo lagu dhawaaqay

Guddiga fulinta ee shacabka Dimuqraadiyadda Dowlad deegaanka Somalida,ayaa Madaxweyne KMG ahna Madaxweyne Ku xigeenka u doortay Mustafe Muxumed Cumar [...]
Dowladda Farmaajo oo ku howlan soo Celinta Kaalmadii Maraykanka siin jiray DFS

Dowladda Farmaajo oo ku howlan soo Celinta Kaalmadii Maraykanka siin jiray DFS

Dowladda federaalka ayaa heshiis la gashay shirkadda laga leeyahay dalka Maraykanka oo ka caawin doonta, una ololayn doontaa sidii dib loogu soo celi [...]
Puntland oo Warsaxafadeed kasoo saartay Gumaadka lagu hayo shacabka Laascanood

Puntland oo Warsaxafadeed kasoo saartay Gumaadka lagu hayo shacabka Laascanood

Dawladda Puntland waxay ka xun tahay Ardeydii 20-kii August ay ciidamo ka amar qaata maamulka Soomaaliland ku xasuuqeen magaalada Laascaanood, waxaa [...]
Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM oo sheegay inay Duqayn ku dileen shabaab

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM oo sheegay inay Duqayn ku dileen shabaab

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa wuxuu sheegay Duqeyn dhacday gelinkii dambe ee shalay inuu ku beegsaday xubno ka tirsanaa Al Shabaa [...]
Somaliland iyo Puntland: isku adeegsiga Jabhado cidna dani uguma jirto !!!

Somaliland iyo Puntland: isku adeegsiga Jabhado cidna dani uguma jirto !!!

Dagaaladan ka hor Somaliland iyo Puntland waxa ka dhexeeyey iskaashi dhinaca amniga ah, waxaana la isku celin jirey dambiileyaasha, qof kasta oo dambi [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Dhuusomareeb iyo Guriceel oo maanta la ciiday, kadib shalay oo aan la ciidin

Dhuusomareeb iyo Guriceel oo maanta la ciiday, kadib shalay oo aan la ciidin

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ay u ahayd maalintii koowaad ee ciidda barakaysan ee Ciidul Adxaa, iyadoona shalay [...]
1 2,067 2,068 2,069 2,070 2,071 2,819 24828 / 33825 POSTS