Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland oo Somaliland uga digey dagaal lala galo Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland oo Somaliland uga digey dagaal lala galo Puntland (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhigga maamulka Soomaliland, Axmed Cali Xaashi Cadami, oo ka digaya dagaal Puntland ayaa sheegay in hadii Soomaliland ay dagaal la gasho Puntland ay noqonayso in ay iyadu isqalin daarto ayna keeni karto dhib aan hore loo saadaalin. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b7df3d40401004fd216c883/Wasiir+hore+Cadami_22+Aug+18.mp3

Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Xoghayaha Xisbiga Ifiye Siciid Cali Cabdi: “Dadka reer Puntland kuma qanacsana meeshii hore ee la joogey”
Duqa degmadda Garoowe oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka (Akhriso)

Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhigga maamulka Soomaliland, Axmed Cali Xaashi Cadami, oo ka digaya dagaal Puntland ayaa sheegay in hadii Soomaliland ay dagaal la gasho Puntland ay noqonayso in ay iyadu isqalin daarto ayna keeni karto dhib aan hore loo saadaalin.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: