Duqa degmadda Garoowe oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka (Akhriso)

Duqa degmadda Garoowe oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka (Akhriso)

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska duqa degmada Garowe ee xarunta  gobolka Nugaal Axmed Saciid Muuse ayaa lagu magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka dhulka ee magaaladaasi.

Guddigan oo ka kooban illaa shan xubnooda ayaa ka shaqeyn doona xalinta khilaafaadka ka dhasha muranada la xariira dhulalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0